Sidee Loo Doortaa Jaamacadda Kuugu Habboon?

Sidee Loo Doortaa Jaamacadda Kuugu Habboon?

Marka ardaygu ka baxay dugsiga sare, su’aasha ugu horreysa ee maskaxdiisa kusoo dhacda waa “Jaamacaddee ayaan galayaa?” Waa go’aan noloshaada mustaqbalka saameyn toos ah ku yeelan kara, maadaama jaamacaddu tahay halkii aad xirfadahaaga, fahamkaaga, iyo yoolkaaga nolosha ka dhisan lahayd. Waxaa jirta halbeegyo badan oo lagu qiimeeyo jaamacad, hase yeeshee, doorashada saxda ah waxay u […]