Waa Maxay Data Science ?

Maanta adduunka waxaa maalin kasta la soo saaraa malaayiin gigabyte oo xog ah — laga bilaabo fariimaha WhatsApp, ilaa isticmaalka internet-ka, iibka dukaamada, iyo xitaa socodka gaadiidka. Laakiin xogtaasi kaliya waxba tari mayso haddii aan la fahmin ama aan laga dhigin mid wax tar leh. Halkan ayuu cilmiga Data Science ka soo dhex baxayaa — […]
