Xirfadaha Ugu Qiimaha Badan Suuqa Shaqada 2025

Xirfadaha ugu qiimaha badan suuqa shaqada 2025

Dunida shaqada maanta waa mid si degdeg ah isu beddeleysa. Tiknoolajiyada cusub sida Artificial Intelligence (AI), Machine Learning, iyo Automation waxay saamayn xoog leh ku yeesheen shaqooyinka dhaqanka ahaa, halka shaqooyin cusubna soo baxay. Sidoo kale, kadib xanuunkii COVID-19, dad badan ayaa ku qasbanaaday in ay u wareegaan remote work iyo shaqooyinka internet-ka ku dhisan. […]