Shaqooyin-ka AI Uu Badali karin Hada & Mustaqbalkaba

Shaqooyin-ka AI Uu Badali karin Hada & Mustaqbalkaba

Sanadihii u dambeeyay, Artificial Intelligence (AI) ayaa noqotay mowduuca ugu badan ee laga hadalayo marka laga hadlayo shaqooyinka iyo mustaqbalka suuqa shaqada. Qaar badan ayaa ka baqaya in AI ay bedeli doonto shaqooyin badan, taas oo dadka ka dhigi karta inay lumiyaan dakhligooda iyo nolol maalmeedkooda. Waxaa run ah in AI ay dardar galisay automation […]