Wax Ka Ogow Cloud Computing, Taariikhdiisa, Faa’iidooyinka, iyo sida uu mustaqbalka shaqada iyo nolosha u beddelayo.

Dunida maanta, xogtu waa hantida ugu qaalisan ee shirkad ama qof leeyahay. Waxaa muhiim ah in xogta si fudud loo kaydiyo, loo helo, loona wadaago si degdeg ah. Halkaan ayaa soo gashay Cloud Computing – tiknoolojiyad casri ah oo wax badan ka beddeshay nolosha iyo ganacsiga. Laakiin waa maxay cloud computing dhab ahaantii, xagee ka […]